Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo kulan muhiim ah la qaatay Safiiradda dalalka xiriirka dhow la leh Soomaaliya

Sabti, September 27, 2025 (HOL) – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Biixi Imaan Cige ayaa magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya kulan muhiim ah kula qaatay Safiirada dalalka saaxiibada caalamka ee Soomaaliya xiriirka dhow la leh.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu