Madaxweyne Deni: Daacish waxay qorshayeen inay bishii June ee sannadkan weeraraan magaalada Boosaaso

Sabti, September 27, 2025 (HOL) – Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in ciidanka Puntland ay burburiyeen awoodda in ka badan laba kun oo dagaalyahan oo badankoodu ajnabi ahaayeen, kuwaas oo Daacish ku haysteen dhulka ku teedsan togga Jaceel ee buuraha Calmiskaad.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu