Wiilal dhalinyaro ah oo dil iyo dhaawac loogu geystay duleedka magaalada Baledweyne

Talaado, September 9, 2025 (HOL) – Kooxo hubeysan oo la tilmaamay iney burcad ayaa saakay aroornimadii hore ku dilay duuleedka magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan dil iyo dhaawac ugu geystay wiil oo dhalinyaro aha.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu