Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay furitaanka biya xireenka Itoobiya ay ku sameeysay Wabiga Nile

Talaado, September 9, 2025 (HOL) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qaybgalay xafladda rasmiga ah ee furitaanka biyo-xireenka weyn ee Itoobiya dhistay mashruuca “Grand Ethiopian Renaissance Dam” (GERD).

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu