Xildhibaano Mooshin Kalsooni Kala-Noqosho ah ka Wada Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre

Sabti, Agoosto 9, 2025 (HOL) – Xildhibaan Cabdi Ladiif Muuse Nuur (Sanyare), oo ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa xaqiijiyay in mooshin kalsooni kala-noqosho ah laga diyaarinayo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu