Madaxweynaha Puntland oo Sagootiyey Taliyaha Hawlgalada Gaarka ah ee Mareykanka ee Bariga Afrika

Jimco, Agoosto 8, 2025 (HOL) – Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta si rasmi ah u sagootiyey Taliyaha Hawlgalada Gaarka ah ee Mareykanka ee Bariga Afrika, Colonel ED Norris, oo dhamaystay muddo xileedkiisii shaqo. Isla markaana, Madaxweynaha ayaa si diirran u soo dhoweeyay Taliyaha cusub, Colonel Benander, oo beddelaya Colonel Norris.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu