Ciidanka Xoogga Dalka oo la Wareegay Magaalada Bariire kadib Dagaal Socday Todobaad

Jimco, Agoosto 8, 2025 (HOL) – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya Ciidamada Difaaca Uganda ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), ayaa galabta si buuxda ula wareegay magaalada istiraatiijiga ah ee Bariire, kadib dagaal culus oo socday muddo toddobaad ah.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu