Xubnaha Mucaaradka ee heshiiska la gaaray dowladda Fedaraalka oo maanta la kulmaya Wakiilada Beesha Caalamka

Talaado, Agoosto 26, 2025 (HOL) – Xubnaha Mucaaradka ee dhawaan isaga baxay Golaha Samatabixinta ee Shalay heshiiska la gaaray dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ee maanta ay la kulmaan xubno ka tirsan Wakiillada Beesha Caalamka ee ku sugan magaalada Muqdisho.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu