Dowladda Fedaraalka oo soo dhaweysay tababarka u soo dhamaaday ciidanka Masar ee ku soo wajahan Soomaaliya

Talaado, Agoosto 26, 2025 (HOL) – Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumada Fedaraalka Soomaaliya ayaa shaacisay in dowladda Masar inay tababar u soo xirtay ciidamo ay u soo direyso Soomaaliya oo ka mid noqonaya howlgalka AUSSOM.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu