Xubno kasoo goostay Al-shabaab oo maanta lagu soo bandhigay magaalada Baydhabo

Sabti, Agoosto 16, 2025 (HOL) – Ciidanka Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA qeybtooda ka howlgasha deegaanada Koonfur Galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay kusoo bandhigay afar dhalinyaro ah oo ka tirsanaa Al-shabaab, kuwaas oo isa soo dhiibay.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu