Xukuumadda Soomaaliya oo Cambaareysay weerarkii Israel ku qaaday magaalada Doxa

Khamiis, September 11, 2025 (HOL) – Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareeyay weerarka gardarrada ah ee ay dawladda Israa’iil ku qaaday Dawladda Qatar, gaar ahaan magaalada caasimadda ah ee Doha.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu