Khamiis, September 11, 2025 (HOL) – Waxaa soo ifbaxay khilaaf diblumaasiyadeed oo u dhexeeya safaaradda dowladda federaalka Soomaaliya ee dalka Tanzania iyo safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya, kaasi oo salka ku haya cidda sharci ahaan u qaabilsan danaha dowladda Soomaaliya dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo (DRC).