Booliiska gobolka Mudug oo shaaciyay in gacanta lagu soo dhigay nin dilay Xaaskiisa

Khamiis, September 11, 2025 (HOL) – Ciidamada Booliiska degmada Galdogob ee gobolka Mudug ee maamulka Puntland ayaa gacanta kusoo dhigay Faarax Xasan Aadan oo ku eedeeysan inuu dilay xaaskiisa oo lagu magacaabi jiray Samsam Maxamed Xaashi.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu