Khamiis, September 11, 2025 (HOL) – Maamulka Puntland ayaa xabsiga dhigay askar iyo saraakiil Ciidan oo kamid ahaa kuwii kasoo dagaalamay buuraha Calmiskaad ee Gobolka Bari.