Dalal ay Soomaaliya kamid tahay oo codsaday in dib loo dhigo fadhigii Golaha ammaanka ee quseeyay weerarkii Israel ee Doxa

Khamiis, September 11, 2025 (HOL) – Aljeeriya, Pakistan, iyo Soomaaliya, iyagoo si dhow ula shaqeynaya dowladda Qatar, ayaa si rasmi ah uga codsaday Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay in dib loogu dhigo shirka degdegga ah ee looga hadlayo weerarka Israa’iil ku qaaday caasimadda Qatar ee Doha.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu