Soomaaliya oo safka hore ka gashay dalalka ay ka dhacaan tacadiyada ugu badan ee caruurta

Arbaco, September 10, 2025 (HOL) – Qaramada Midoobay ayaa shaacisay warbixinteeda sannadlaha ah ee ku saabsan carruurta iyo saamaynta colaadaha hubeysan, taas oo lagu sheegay in dalal ay ku jiraan Nayjeeriya, Soomaaliya, Qasa, Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo iyo Hayti ay ka mid yihiin meelaha ugu daran ee ay ka dhacaan xadgudubyada carruurta ka dhan ka ah adduunka oo dhan.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu