Arbaco, September 10, 2025 (HOL) – Wasaaradda Caddaaladda maamulka Puntland ayaa shaqo-joojin ku sameysay dhammaan nootaayooyinkii ku-meel gaarka ahaa ee ka howlgeli jiray magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland.