Sabti, November 22, 2025 (HOL) – Xulka Qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17 sano (U17) ayaa bandhig ciyaareed yaab leh ka sameeyay magaalada Addis Ababa, kaddib markii ay bar-baro 3–3 ah la galeen dhiggooda Ethiopia, kulan ka tirsanaa tartanka Bariga iyo Bartamaha Afrika ee ay sanadkaan.