Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya oo iska casilay xubinimadii xisbiga uu katirsanaa

Jimco, November 21, 2025 (HOL) – Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, ayaa maanta shaaciyay inuu iska casilay xilkii iyo xubinimadii uu ka hayay Xisbiga Horumar iyo Midnimo Qaran.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu