Dowladda Soomaaliya oo beenisay in dib loo soo celiyay Xildhibaanada Soomaaliya ku matalaya Baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika

Jimco, November 21, 2025 (HOL) – Safiirka dowladda Fedaraalka Soomaaliya ee dalka Tansaaniya Ilyas Cali Xasan ayaa goordhaw beeniyay in Maxkamadda Bulshada Bariga Afrika ee Arusha ay dib u soo celisay Xildhibaanada Soomaaliya ku matalaya Baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu