Maxkamadda Arusha oo dib u soo celisay Sagaalkii Xildhibaan ee Soomaaliya ku matali lahaa Baarlamanka Bulshada Bariga Afrika

Jimco, November 21, 2025 (HOL) – Maxkamadda Bulshada Bariga Afrika ee magaalada Arusha ee dalka Tanzania ayaa dib u soo celisay 9-ka xubnood ee dowladda Soomaaliya ku meteli lahaa Baarlamaanka Urur goboleedka iskaashiga dhaqaalaha Bariga Afrika (EAC).

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu