Jimco, Juun 27, 2025 (HOL) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa soo dhoweeyay wada hadalada u bilowday Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ee mucaaradka ku ah Dowladda Federaalka.