Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed oo faah faahin kabixisay kulankii ay la yeesheen Madaxweyne Xasan Sheekh

Arbaco, Juun 25, 2025 (HOL) – Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa waxa ay faah faahiyeen kulankii maanta ka dhacay aqalka Madaxtooyada oo ay kulan kula yeesheen Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud waxaana ay sheegeen in kulanka looga hadlay Siyaasadda guud ee dalka.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu