Arbaco, Juun 25, 2025 (HOL) – Ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ayaa maanta kooxda Al-shabaab kala wareegay deegaanada kala ah Masaajid Cali Guduud iyo Geelgub oo ka wada tirsan gobolka Shabeellaha dhexe.