Isniin, Juun 30, 2025 (HOL) – Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgalo ka dhan ahaa kooxda Al-shabaab oo sadaxdii maalmood ee lasoo dhaafay ciidanka Kumaandooska Danab iyo kuwa Daraawiishta maamulka Jubbaland ka wadeem deegaano ka tirsan Jubbada Hoose.