Laba nin oo Xoolo dhaqato ahaa oo maanta lagu dilay gobolka Galgaduud

Sabti, Luulyo 5, 2025 (HOL) – DWararka naga soo gaaraya deegaanka Balicad oo ka mid ah deegaanada hoostaga Dhabad ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaasi duhurnimadii maanta lagu dilay laba nin oo xoolo dhaqato ahaa.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu