Khamiis, Luulyo 3, 2025 (HOL) – Dowladda Soomaaliya ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay dowladda iyo shacabka Uganda, kadib shilkii naxdinta lahaa ee khasaaraha ka soo gaaray 8 ruux oo saarneeyd diyaarad Helicopter ah oo ay lahaayeen ciidamada Uganda ee ku sugan magaalada Muqdisho.