Arbaco, Luulyo 2, 2025 (HOL) – Howlgalka Midowga Africa ee Soomaaliya AUSSOM ayaa war kasoo saaray Diyaarad taabacsan Howlgalka ayna lahaayeen ciidamada Uganda ee Soomaaliya jooga kuna dhacday Garoonka magaalada Muqdisho, waxaana ka dhashay dhimasho iyo dhaawac.