Dowladda Soomaaliya oo hirgelisay nidaam cusub oo lagu sugayo amniga xuduudaha

Arbaco, Luulyo 2, 2025 (HOL) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u hirgelisay nidaam cusub oo biometric ah oo lagu sugo amniga xuduudaha, si wax looga qabto tahriibka dadka, laga yareeyo socdaalka sharci darrada ah, loogana hortago khataraha amni ee gudaha iyo kuwa caalamiga ah. Nidaamkan waxaa taageeraya Dowladda Mareykanka.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu