Faah faahino kasoo baxaya Diyaarad nooca qumaatiga u kacda ee Helicopter oo ku burburtay Garoonka Muqdisho

Arbaco, Luulyo 2, 2025 (HOL) – Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed, Axmed Macallin Xasan ayaa faah faahin ka bixiyay diyaarad Helicopter ah oo saakay ku dhacday garoonka magaalada Muqdisho.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu