Diyaarad Helicopter ah oo ku burburtay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho

Arbaco, Luulyo 2, 2025 (HOL) – Diyaarad nooceedu yahay tan qumaatiga u kacda ee loo yaqaano Helicopter ayaa goordhaw ku dhacday garoonka diyaaradaha Aadan Cadde magaalada Muqdisho.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu