Isniin, Luulyo 7, 2025 (HOL) – Dadweynaha ku dhaqan xaafadda 150-ka ee magaalada Hargeysa ayaa galabta isugu soo baxay mudaharaad ay kaga soo horjeedaan dil ay ciidamada Somaliland deegaanka Agabar ee degmada Gabiley ugu geysteen laba qof oo shacab ah.