Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay Iska hor imaad Degmada Dhahar ku dhexmaray ciidamada Puntland iyo ciidamo beeleed

Talaado, Luulyo 15, 2025 – Ugu yaraan afar askari ayaa ku dhintay, toban kalena way ku dhaawacmeen kadib iska horimaad culus oo galabta ka dhacay degmada Dhahar ee gobolka Haylaan, kaasoo dhexmaray ciidamada Puntland iyo ciidan beeleed taabacsan siyaasiyiin kasoo jeeda gobolka Sanaag.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu