Yemen iyo Soomaaliya oo ka shiray xiriirka Xuutiyiinta iyo kooxaha argagixisada ee Geeska Afrika

Talaado, Luulyo 15, 2025 – Dowladda Yemen iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan diblomaasiyadeed oo muhiim ah ku yeeshay magaalada London, kaas oo lagu falanqeeyay xiriirka sii kordhaya ee u dhexeeya kooxda Xuutiyiinta iyo kooxaha argagixisada ka howlgala gudaha Soomaaliya iyo guud ahaan Geeska Afrika.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu