Wiil dhimirka ka xanuunsanaya oo uu libaax ku weeraray Beerta Libaaxyada ee Hargeysa

Isniin, Luulyo 14, 2025 (HOL) – Wiil dhallinyaro ah oo dhimirka ka xanuunsanaya ayaa galay Beerta Libaaxyada lagu xanaaneeyo ee magaalada Hargeysa, halkaas oo ay ku jiraan shan libaax oo lab ah. Kadib, mid kamid ah libaaxyadaas ayaa weeraray wiilka, wuxuuna gaadhsiiyay dhaawacyo.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu