Hay’adda Socdaalka oo ka hadashay sababta aysan weli u dhaqan gelin isticmaalka kaarka aqoonsiga Qaranka

Jimco, Luulyo 10, 2025 (HOL) – Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya, Mustafe Dhuxulow, ayaa sheegay in weli baasaboorka Soomaaliya lagu bixinayo warqadaha sugnaanta iyo dhalashada iyo warqadda ambi-la’aanta ee CID, halkii laga filaayay in lagu qaato kaarka aqoonsiga qaranka ee ay Dowladda Soomaaliya hirgelisay.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu