Ciidamada NISA oo Howlgallo Qorsheysan ku Dilay 13 Xubnood oo Ka Tirsan Kooxda Al shabaab ee Shabeellaha Dhexe

Jimco, Luulyo 10, 2025 (HOL) – Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa qaaday howlgallo qorsheysan oo ka dhacay deegaanno dhowr ah oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe, kuwaas oo lagu dilay 13 xubnood oo ka tirsan kooxda Al Shabqab, oo ay ku jireen horjoogeyaal iyo maleeshiyaad.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu