Xubin Ka Tirsanaa Al-Shabaab oo Isku Dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Jimco, Luulyo 10, 2025 (HOL) – Waxaa si rasmi ah iskugu soo dhiibay ciidanka xoogga dalka gaar ahaan guutada 23-aad, Ururka 231 ee ciidanka xooga Soomaaliya , xubin ka tirsanaa kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu