Galmudug oo kala hadashay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya sidii ay maalgashi ugu sameeyn lahaayeen degaanada Maamulkaasi

Jimco, Luulyo 10, 2025 (HOL) – Madaxweyne ku-xigeenka dowlad-goboleedka Galmudug, Cali Daahir Ciid, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Safiirka dowladda Turkiga ee Soomaaliya, Alper Aktaş oo ay kawada hadleen in mashaariicda shirkadaha Turkida la geeyo degaanada Galmudug.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu