Jimco, Luulyo 10, 2025 (HOL) – Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdulqaadir Cali, ayaa magaalada Cammaan ee dalka Jordan kaga qeybgalay daah-furka Istaraatiijiyadda Carabta ee Dhallinyarada, Nabadda iyo Amniga.