Maxkamadda sare ee Puntland oo 10 sano xabsi ah ku xukuntay dhalinyaro kufsi wadareed u geystay gabar 16 jir ah

Arbaco, Luulyo 9, 2025 (HOL) – Maxkamadda Sare ee Puntland ayaa xukuno adag ku ridday 13 eedeysane oo geystay kiis kufsi wadareed ah oo dhawaan ka dhacay magaalada Boosaaso, kaas oo loo geystay Faadumo Siciid Cali, gabadh 16 jir ah. Maxkamaddu waxay 8 kamid ah dhalinyaradaasi ku heshay dambiga kufsigaas, iyadoo mid kamid ah uu ahaa 17 jir.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu