Donald Trump oo ku hanjabay in uu duqayn doono Caasimadaha Ruushka iyo Shiinaha

Arbaco, Luulyo 9, 2025 (HOL) – Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa hadallo layaab leh ka sheegay xaflad lagu taageerayey ololihiisii dib-u-doorashada, isaga oo sheegay inuu si toos ah ugu hanjabay madaxweyneyaasha Ruushka iyo Shiinaha intii uu xilka hayey mudo xileedkiisii hore.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu