Isra Xirsi oo ah gabadha Ilhaan Cumar oo iibinaysa dharkeeda shaqo la’aan awgeed

Arbaco, Luulyo 9, 2025 (HOL) – Gabadha xildhibaanad Ilhaan Cumar, Isra Xirsi, ayaa shaaca ka qaaday in ay wali tahay shaqo la’aan tan iyo markii ay ka qalin-jabisay Barnard College oo ah jaamacad sare oo ku taal magaalada New York.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu