Hoggoomiye Cali Jeyte oo sharaxaad ka bixiyay sababta uu u tagay magaalada Jigjiga

Isniin, Luulyo 21, 2025 (HOL) – U qeybsanaha xafiiska Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya ee arrimaha ciidanka difaaca deegaanka ee loo yaqaano Macawiisleeyda Cali Jeyte Cismaan ayaa si dareen leh uga sheegay xaflad soo dhaweyn aheyd oo loogu sameeyay magaalada Jigjiga ee Xarunta Dowlad Deegaanka Soomaalida inuu ka yimid dadka reer Hiiraan oo uu dhiigbax ku socdo.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu