Puntland: Guddoomiyihii degmada Gaalkacyo oo laga keenay mooshin xil ka qaadis ah

Axad, Luulyo 20, 2025 (HOL) – Mooshinnada xilka looga qaadayo guddoomiyeyaasha degmooyinka Puntland ee kusoo baxay nidaamka qof iyo cod ayaa gaaray gobolka Mudug. Guddoomiyaha degmada Gaalkacyo, Maxamed Cabdirisaaq Daacad, ayaa la filayaa inuu iscasilo, kaddib markii in ka badan kala bar xildhibaanada Golaha Deegaanka ay mooshin xil-ka-qaadis ah ka keeneen.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu