Axad, Luulyo 20, 2025 (HOL) – Wasaaradda Gaashandhiga ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa diiday in Ciidamada Itoobiya ay qeyb ka noqday dhoolatus tababar militery ah oo ka dhici raba dhowaan xeebaha Soomaaliya, waxaana jirta in Dowladda Itoobiya ay si weyn u daneeneyso inay ka qeyb gasho tababarkaasi.