Raysal Wasaare Xamse oo maanta kulan la qaatay Danjiraha Ururka Jaamacadda Carabta u qaabilsan Soomaaliya

Sabti, Luulyo 19, 2025 (HOL) – Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay Danjiraha Ururka Jaamacadda Carabta u qaabilsan Soomaaliya Cabdalla Cuteybi.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu