Booliiska Somaliland oo ka warbixiyay dil habeenkii Axadda laba dhallinyaro ah loogu geystay magaalada Hargeysa

Talaado, Luulyo 22, 2025 (HOL) – Booliiska Somaliland ayaa sheegay in aan weli la qaban ninka loo haysto in uu habeenkii Axadda laba dhallinyaro ah ku dilay magaalada Hargeysa, balse ay ku daba jiraan.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu