Puntland oo faahfaahin ka bixisay markab laga shakiyay oo lagu arkay xeebaheeda

Isniin, Luulyo 21, 2025 (HOL) – Ciidanka Booliska Puntland, ayaa fuliyay howlgal amni oo lagu baarayay markab laga shakiyay oo kusoo xirtay xeebta degmada Bareeda ee Gobolka Raascasayr.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu