Axmed Rashiid oo si weyn looga yaqaan Kenya oo Maxkamad La Soo Taagay

Talaado, Luulyo 29, 2025 (HOL) – Axmed Rashiid, oo hore uga tirsanaa ciidanka booliska Kenya, ayaa lasoo taagay maxkamad ku taalla magaalada Nairobi, isagoo wajahaya eedeymo culus oo la xiriira dilal uu geystay xilligii uu booliska ka tirsanaa.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu